(Daawo Sawirro) Dhismaha Tiyaatarka Qaranka oo si aan caadi aheyn loo qurxiyey

Waxaa heer gebogebo ah maraya dib u dhis iyo dayactir ballaaran oo mudooyinkan lagu samaynayey dhismaha Tiyaatarka Qaranka ee magaalada Muqdisho. Tiyaatarka oo ku burburay dagaaladii sokeeye ee dalka ka bilowday ku dhowaad 30 ka hor ayaa waxaa dhagax dhigay Madaxweynaha Somalia, iyadoo lagu dhisayo barnaamij loo bixiyey isxilqaan oo ay iska kaashanayaan DF iyo … Continue reading (Daawo Sawirro) Dhismaha Tiyaatarka Qaranka oo si aan caadi aheyn loo qurxiyey